Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururka haweenka S oo guddoomiye cusub dooranaya

La daabacay tisdag 9 juli 2013 kl 17.30
Carina Ohlsson. Sawirle: Jonas Ekströmer/Scanpix

 

Carina Ohlsson oo xubin baarlamaanka uga gobolka Skaraborg ayuu guddiga qabanqaabinta doorashada guddoomiyuhu isku raacay in loo doorto hoggaamiyaha ururka haweenka ee xisbiga Sooshiyaal-dimoqraadiga. Sidaasna waxaa lagu shabakadda ururka ku leeyahay internetka.

Haweeneydaan Carina Ohlsson oo hadda hoggamiye ku xigeen ahi waxay ka soo adkaatay lix musharax ay ka mid tahay Irene Wennemo. Irene Wennemo oo horay xoghaye guud uga ahayd guddi dowladdu u xilsaartay in uu soo baaro caymisyada bulshada ayuu wasiirka caymiska bulshadu Ulf Kristersson ku khasbay in ay ka degto xilkaas maadaama ay isu sharaxeyso xilka hoggaamiyanimada ururka haweenka sooshiyaal-dimoqraadiga.

Isha: Socialdemokraterna

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".