Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Yaa jeediyay khudbado xambaarsanaa afatahnimo toddobaadka Almedalen?

La daabacay tisdag 9 juli 2013 kl 15.52
Warbixinta oo maqal ah
(8:01 min)
Sawir diyaarad lagu qaaday oo muujinaya Almedalen. Sawirle: Gunnar Britse

Todoobaadkii aynu soo dhaafnay ee khudabadaha siyaasadda xisbiyada ee la yiraahdo Almedalensvecka  waxuu ahaa mid muhiimad weyn u siday dadka dhiiban doono codkooda doorashada sanadka soo socda waayo waxay xisbiyada dalka  ku soo bandhigeen aragtida siyaasadaha ay  doonayaan in ay ku hoggaamiyaan dalka hadii ay ku guuleystaan doorashada.

Khudabado ayay wada jeediyeen sideeeda hoggaamiye ee xisbiyada dalka hadaba su'aal is weydiin mudan ayaa ah, yaa jeediyay khudabidhii ugu saammeynta badnaa xagga aftahnimada maxuuse Almedalen salka ku hayay sanadkan?

Hoos ka dhageyso warbixin ka hadleysa oo cod ah

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".