Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Carruurta sharci-darrada ah oo bisha Agoosto bilaabi kara dugsiyada dalka

La daabacay torsdag 11 juli 2013 kl 12.43
Sawirle: Raina Medelius/Sveriges Radio

Marka xilli-dugsiyeedku bilowdo bisha agoosto oo na soo haysa waxaa dugsiyada dalka bilaabi kara dhammaan carruurta sharci-darrada ku jooga dalka. Sidaasna waxaa qortay wakaaladda TT. In kastoo uu boliisku weli xaq u leeyahay in uu carruurtaas sharci-darrada ah ka dhex goobo dugsiyada dalka.

Taasna waxaa aad u dhaleeceynaya ururka macallimiinta oo qaba in dugsiyadu ay noqdaan meel lagu ammaan helo.

Intii aan sharcigaan la dejina waxaa soo baxayey dugniino ku aaddan in aysan carruurtaasi dugsiyada tegi doonin maadaama ay ka cabsan doonaan in boliiska uu halkaas ugu yimaado oo ka wato.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".