Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhen iyo Danmarka oo bar bar dhacay koobka kubada cagta dumarka yurub

La daabacay torsdag 11 juli 2013 kl 16.33
Ciyaartii xalay ee Iswiidhen iyo Danmark oo bar baro ku dhammaatay
(5:05 min)
Foto: Adam Ihse / SCANPIX

Ciyaartii ugu horreysay ee daah furka u aheyd  koobka kubada cagta dumarka ee qaaradda Yurub ayaa xalay waxay ka dhacday magaaladda Göteborg iyada oo halkaasi ay ku kulmeen  dalka Iswiidhen iyo dalka Danmark. Ciyaarta ayaa waxay ku dhammaatay natiijo bar bardhac oo min gool ah

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".