Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Muwaadin jirdil loogu geeystay dalka Itoobiya

La daabacay måndag 15 juli 2013 kl 11.50
Qalinle: War kama hayno waxa loo aaneeyneyo
(4:27 min)

Muwaadin iswiidhish ah oo ku dhaqan magaalada Göteborg asal ahaanna ka soo jeeda dalka Itoobiya, nawaaxiga Ogaadeenya ayaa carigaa lagu qabtay, isla-markaana loogu geeystay jir-dil, sida uu noo sheegay Qalinle Dayib oo la dhashay ninka la hadal hayo:

Sara Brandt-Hansen oo ka howl-gasha laanta saxaafadda ee wasaaradda arrimmaha dibadda ayaa u caddeeysay laanta wararka ee Ekot in wasaaraddu la socota xaaladda ninkaasi iyo inay dhibaatooyin kala soo gudboonaadeen carrigaa.

Ninkan ayaa dalkan Iswiidhen ku dhaqnaa, isla-markaana markii ugu horeeysay booqasho ku tagay dalkiisii hooyo isaga oo ey la socdaan sagaal carruur ah oo uu dhalay oo dhammaantoodna halkan ku dhasheen.

                                                                           kenadid.mohamed@sr.se

         

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".