Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxkamadda Sare oo go’aamineysa dib-u-furidda dacwad khiyaamo

La daabacay tisdag 16 juli 2013 kl 09.23
Sawirle: Scanpix

Waxaa jawaab ku saabsan dacwadaan laga sugayaa Maxkamadda sare. Haddii qof lagu soo eedeeyey khiyaamo canshuur ay maxkamadi xukunto, wuxuu codsan karaa in dacwaddiisa dib loo furo. Sidaasna waxaa ka dhawaajisay Maxkamadda sare.

Waxay ahayd 13kii bishii Juun markii uu go’aan ku saabsan ganaax khiyaamo canshuur iyo khiyaamo canshuur uu ka yimid maxkamadda sare. Maxkamadda sare waxay go’aankeeda ku caddeysey in qof loo xukumay khiyaamo canshuur isla markaasna ganaax dusha laga saaro aysan waafaqsanayn xeerka u degsan Midowga Yurub, kaas oo ay ku caddahay in aan qof loo xukumi karin isla arrin laba goor.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".