Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Aabbe dhimashada wiilkiisa sababay oo in maxkamad la geeyo laga daayey

La daabacay tisdag 16 juli 2013 kl 11.45
Sawirle: Stig-Åke Jönsson / SCANPIX

Aabbihii ku noolaa magaalada Eslöv oo horay wiiilkiisii oo laba sano jir ah ku illaaway baabuurka gudahiisa, taas oo sababtay in uu wiilkii halkaask u naf-waayo, ayaa hadda go’aan ku gaarey in uu aabbahaani sababay dhimashada wiilka oo kolka iyadoo aan maxkamad loo gudbin lagu xukumo xukun shuruudeysan. Taas oo micneheedu yahay in uu aabbahani ka badbaadey ganaax iyo xabsi.

Waxay ahayd bilowgii bishii Mey markii uu aabbahaani wiilkiisa ku ilaawey baabuurka dhexdiisa, baabuurkaas oo uga tegey bannaanka goobta uu ka shaqeeyo meeshii uu wiilka ka geyn lahaa dugsiga barbaarinta.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".