Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qorshihii dhimista cashuurta maqaayadaha isbedel ma sammeyn

La daabacay tisdag 16 juli 2013 kl 11.52
Cashuur dhimistii cunada maqaayadaha shaqo ma aysan abuurin
(4:21 min)
Foto: Scanpix. Montage: Sveriges Radio.

Muddo sanad iyo bar ka hor dowlada ayaa go'aan ku gaartay in hoos loo dhigo cashuuraha dul saaran cunooyinka maqaayadaha dalka, iyada oo taasi ugu gol laheyd in ay abuurmaan shaqooyin xagga maqaayadaha basle warbixin ay soo saartay hay'ada tirakoobka ee SCB ayaa lagu sheegay in wax sidaasi u weyn oo shaqo abuuris ah in aysan soo kordhin cashuur dhimistii loo sammeeyay maqaayadaha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".