Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dacwooyin laga gudbiyey geeridii gabadhii 5 jirta ahayd

La daabacay tisdag 16 juli 2013 kl 14.27
Maxamuud: Dhallin-yarada waa in laga faa'iideeystaa
(42 min)
Maxamuud Salaad, wuxuu u dhuun-daloolaa arrimmaha soomaalida. Sawirle: Maxamuud Salaad

Dadyoow badan ayaa dacwad ka gudbiyey qoraalkii lagu soo daabacay aaladda internet-ka ee twitterka, midkaasina oo lagu sheegay in lagu farax-san yahay geerida gabadhii 5-jirta oo meeydkeeda laga helay nawaaxiga Horndahl ee magaalada Alvesta.

Maxamuud Salaad oo ka mid ah shakhsiyaadka dacwadda ka gudbiyay, hase yeeshee loo sheegay in dacwaddii ay boliiska hoosta geliyeen maadaama aanay suurtagal ahayn in dambi lagu soo oogo shakhsigaa oo aan wareeysi la yeelanay ayaa noo sheegay wareeysi dhinacyo badan taabanaya oo aan la yeelanay in loo baahan yahay soomaalidu iney u istaagto sidii ey gacmaha isu qab-san lahaayeen, isla-markaana u difaacan lahaayeen danahooda:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".