Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciidanka ammaanku cudud ma saaraan dembiyada aaladda internetka

La daabacay onsdag 17 juli 2013 kl 16.13
Daqiiqadna lama gelin sidii baaritaan loogu sameeyn lahaa
(7:29 min)
Maxamuud Salaad. Sawirle: Salaad

Wax aan ka badneyn saddex daqiiqadood ayay nagu qaadatay inaan barta internet-ka ee Google ka helno shakhsiga la sheegay inuu bogga Twitter-ka soo geliyey qoraal meel ka dhac ah oo uu ku wax-yeeleeynayo gabar soomaaliyeed oo shan jir ah oo dhowaantan meeydkeeda laga helay nawaaxiga Horndal oo dhacda duleedka magaalada Avesta.

Falka qoraalka ayey tiiraanyo ka muujiyeen qoowmiyado kala duwan ee isugu jira soomaali iyo qaar kale. Maxamuud Salaad, wuxuu ka mid ahaa shakhsiyaadkii hor-muudka ka ahaa dacwooyinkaa, isagoona uu qudhiisu dacwad ka dhan ah ciddii qoraalka ka dambeeysay uga gudbiyay ciidanka ammaanka:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".