Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Khabiir: Soo galootiga la soo jir dilay waxay u baahanyihiin baxnaanin

La daabacay torsdag 18 juli 2013 kl 15.12
''Dadkan waa dad soo samatabaxay oo soo badbaaday ee ma ahan dhibanayaal''
(4:53 min)
Foto: Pernilla Palm/Sveriges Radio.

Inkastoo dalka Iswiidhen ay soo gaaraan dad badan oo magan gelyo doon ah oo dalalka ay ka yimaadeen loogu soo geystay jirdil, haddana waxaan jirin aqoon iyo kheyraad lagu baxnaaniyo dadkan. Tusaale ahaan waxaa keliya dalka ka furan labo xarun oo si gaar ah loogu talagalay dadkan halka dalka Denimark oo qaabila qaxooti aad ugu tira yar kuwa Iswiidhen ay ka furan yihiin ilaa iyo far goobood.

Dowlada oo maal gelisa xarumo lagu baxnaaniyo dadka sidaasi ah ayaa noqon laheyd mid bulshada u roon, ayay leedahay Gunilla Brodda oo ah dhaqtarad ka tirsan machadka caafimaadka ee Karolinska kuna xeel dheer arrimaha baxnaaninta dadka jirdilada loo geysto waxayna u aragtaa dhaqtarada dadkaasi inaysan aheyn dhibanayaa

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".