Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tiro aad u yar ayuu ku dhacaa xukun saraakiisha boliiska

La daabacay torsdag 18 juli 2013 kl 12.04
Saraakiishan ma ahan kuwo jir-dil geeystay. Sawirle: Scanpix

Tirakoob la soo ban-dhigay oo uu indha-indheeyay war-geeyska Dagens Nyheter ayaa lagu qeexay in aanu xukun lagu ridin 50% dacwooyinka lagu soo oogo saraakiisha boliiska ee loo aaneeyo jir-dil inay geeysteen.

Muddadii u dhexeeysay 2005 iyo 2012 ayey eegis ku sameeyeen maxkammadaha dalku dacwooyin gaarsiisan 53 oo la xiriira falalka jir-dilka oo ey ku tallaabsadaan saraakiisha boliisku. 27 ka mid ah dacwooyinka ayaa oodda lagaga qaaday, halka 26 ka mid ahna uu xukun ku dhacay.

Isha/ DN

                                                                           kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".