Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Mustafa Axmed: Wey adkaanaysaa inaan u codeeyo cid aan u istaagin xuquuqdeenna

La daabacay torsdag 18 juli 2013 kl 17.31
Mustafa Axmed: Wey adkaanaysaa inaan u codeeyo cid aan u istaagin xuquuqdeenna
(9:40 min)

Mustafa Axmed ayaa sidoo kale ka mid ah dadyoowga dacwadda ka gudbiyay qoraalka xad-gudubka ee lagu daabacay bogga twitterka, kaasina oo loogu mashaxaraday geerida ku timid gabar soomaaliyeed oo shan jir ah iyo neceeybka loo hayo soomaalida dalkan ku dhaqan.
Inkasto oo aan Mustafa Axmed dacwaddiisa weli hoosta la dhigin, haddana wuxuu ka muujiyey shaki ballaaran xaaladda howlaha ciidanka ammaanka qaasatan kuwooda khuseeya soomaalida iyo guud ahaan ajaaniibta.

Mustafa Axmed ayaa sidoo kale sheegay in siyaasiyiinta soomaaliyeed ee leh xil-dhibaannada baarlamanka, kuwa goloeyaasha deegaanku aaney amuurtan wax fal-celin ah ka bixin, iyadoona ay ugu wacan tahay sida uu hadalka u dhigay in aaney xiiseeyneyn ama aaneyba war ka hayn xaaladda iyo dhacdooyinka dalka ka jira:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".