Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Daraasad: Caruurta cayilan iyo halista qaadista cudurka sokorta

La daabacay fredag 19 juli 2013 kl 13.40
''Caruurta cayilan kaalin hore ayay kaga jiraan in ay ku dhacdo sokor''
(3:37 min)
Caruur cayilan

In ka badan lixdii caruur ee ku nool Iswiidhen ee cayilan ayaa heerka kowaad kaga jira in uu ku dhaco cudurka sokorta sida ay muujineyso daraasad uu sammeeyay machadka caafimaadka ee Karolinska.

Tiradan ayaa ah mid aad u sareysa marka loo eego caruurta ku nool dalka Jarmalka, sida ay leedahay Emilia Hagman oo ka mid ah cilmi baarayaasha soo saaray daraasadan

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".