Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i Skogsbo och räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Dalarna.
(Publicerat idag kl 17.31)

Dhacdooyinka cudurka TBE oo shilintu faafiso sannadkaan yar

La daabacay fredag 19 juli 2013 kl 16.30
Sawirle: Erlend Aas/Scanpix.

Waxaa sannadkaan qaaday cudurka oo ay shilintu faafiso laguna magacaabo TBE tiro ka yar tiradii sannadkii hore qaaddey. Ilaa hadda waxaa la hayaa 37 qof oo qaaday cudurkaas wixii ka horreeyey arbacadii la soo dhaafay, marka la barbardhigo tiradii waqtigaan waqtigiisii ee sannadkii hore oo ahayd 56 qof. Sidaasna waxaa laga soo xigtay Machadka ka hortagga cudurada faafa oo afka iswiidhishka lagu yiraahdo Smittskyddsinstitutet.

Cudurkaan TBE oo uu keeno fiirus waxaa faafiya shilinta, wuxuuna keena caallir maskaxda gala o omararka qaarkood uu weheliyo cillado daran uu ka mid yahay qallal.

Hase ahaatee, tirada dadka xanuunkaan qaadaa waa ay ku kala duwan dalka qaybihiisa. Tiradii dhacdooyinka laga helay gobolka Stockholm waxay u dhigmaan tiradii sannadkii laga helay isla gobolka, halka gobolada Sörmland iyo Västra Götaland laga soo weriyey tiro aad uga yar.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".