Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xulka qaranka hablaha Iswiidhen oo u gudbay seemifinaal

La daabacay måndag 22 juli 2013 kl 08.37
Sawirle: Scanpix.

Kooxda qaranka kubadda cagta hablaha ee dalkan Iswiidhen ayaa u gudbay is-reebka kaalinta seemi-finaalka, kadib iyaga oo 4:0 kaga guuleeystay dhigooda ee dalka Iisland ciyaar ay axaddii isku hardiyeen garoon ku yaala magaalada Halmstad. Hablaha cayaartooyda ee Iswiidhen ayaa dhibic ku saaray cayaarta muddo 19 daqiiqadood gaarsii-san oo ey ka soo kaban waayeen xulka qaranka Iisland.

Ciyaarta xigta ayey xulka qaranka Iswiidhen ee habluhu iskaga hor-imaan doonaan kooxda qaranka ee dalka Jarmalka. Ciyaartaasina oo dhici doonta maalinta arbacada ee foodda innagu soo haysa.

                                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".