Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Toddobaadkan iyo cadceed aad u kulul.

La daabacay måndag 22 juli 2013 kl 15.31
Gobolada Skåne iyo Belkine ayaa ugu daran inkastoo dalka oo dhan cadceeda kululaan doonto Sawirle: Karl-Josef Hildenbrand/Scanpix

Hay’adda cimilada dalka ee SMHI ayaa soo saartay digniin ah in qeybo ka mid ah dalka ay si aad ah u kululaan doonto hawada ama cimilada.

Gobolada Skåne iyo Blekinge ayaa la filayaa maanta in heer kulka hawada ay gaarto in ka badan 26 garaad, ayna dhowr cisho sii socon doonto kulka hawada taasi oo ku adkaan doonto dadka waayeelka ah iyo kuwa xanuunsan.

Hayadda la socodka cimilada dalka ee SMHI ayaa sidaasi daraada soo saartay fariin ku saabsan kuleylka si ay isu diyaariyaan maamulada degmooyinka iyo kuwa caafuimaad ee gobolada..

Xitaa qeybaha kale ee dalka ayaa toddobaadkan la sheegayaa in cimilada ay noqon doonto mid aad u kulul.

/ Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".