Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dad badan oo aaminsan in Mareykanka basaasay.

La daabacay onsdag 24 juli 2013 kl 10.19
Waa mid ka mid ah server-da Facebook oo yaalla magaaladda Luleå. Foto: Nils Eklund/Sveriges Radio

Dad badan oo ku nool Iswiidhen ayaa aaminsan in ay basaaseen oo ay dhageysteen hay’adaha Mareykanka.

Afartan qof ayaa la xiriiray hay’adda la socodka macluumaadka aaladaha kombuyuutrada ee Datainspektionen. Dadkan ayaa la wel wel san in ay basaaseen hay’adaha sirdoonka ee dalka Mareykanka.

Walaacan ayaa yimid ka dib markii dhowaanatan ay soo shaac baxday hay’adaha sirdoonka mareykanka in ay la socdaan xogaha dad badan oo caalamka isku dhaafsadaan aaladda internet-ka sida, emailada, facebook, ama bogaga kale ee bulshada isticmaasho.

Hay’adda Datainspektionen ayaa imminka dooneysa in midowga Yurub uu baaro in muwadiniin gaar ah oo ku nool qaaradda Yurub in la basaasay.

/ Eko

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".