Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hanjaabadaha lagu hayo ururada muslimiinta oo kordhay

La daabacay tisdag 14 oktober 2014 kl 15.31
1 av 3
Oussama Al-Saadi, ordförande för moskén i Århus som pekats ut av säkerhetspolisen som ett växhus för jihadister säger att man välkomnar dialogen med polisen och att man känner ett ansvar för situationen men att man inte kan göra mer än att försöka ge de unga goda råd. Foto: Anna Landelius/Sveriges Radio
2 av 3
Hoppborg utanför moskén. Foto: Natalija Sako/Sveriges Radio
3 av 3
Foto: Natalija Sako/Sverige Radio

Labadii urur ee muslimiin ahba, mid ayaa la kulma hanjabaad. Saddexdii masjidba labo ka mid ah ayaa loo geystay dhaawacyo. Sidaa waxaa sheegaysa ra’yi ururin ay sameeyeen lix ka mid ah dalladaha ay ku bahoobeen ururada muslimiinta ee ka jira Sweden

110 ka mid ah 147 urur oo muslimiin ah ayaa ka jawaabay ra’yi ururintan sida laga soo xiganayo wakaalada wararka ee TT oo qayb ka ahayd baadhitaankan. Boqolkiiba 44 ururada laga qaaday aftida ra’yi ururinta ah ayaa sheegay in la kulmeen hanjabaad, halka boqolkiiba 66 ay sheegeen in loo geystay dhaawacyo ay ka mid yihiin daaqado la jajabiyay iyo gubitaan.  


Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".