Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Kalkaaliyayaasha caafimaad ee ajnebiga ah ayaan hore u shaqo gelin

La daabacay fredag 24 oktober 2014 kl 15.31
Specialistutbildningen för sjuksköterskor får skarp kritik i en utvärdering som presenteras av Universitetskanslerämbetet, UKÄ, i dag.Foto: TT

Waqti dheer ayay ku qaadata in kalkaaliyayaasha caafimaad ee ajnbiga ahi ay shaqo galaan oo la siiyo kaadhka aqoonsiga ee xirfadoodan. Imik ayaa xarunta Centrum ee caddaaladu ay waddaa qorshe ay laba kalkaaliso ay ku helayaan magdhow, maddaama oo ay seegeen dakhli soo geli lahaa muddadii ay sugayeen kaadhka aqoonsiga.

Haddii kalkaaliso caafimaad ay timaado Sweden si ay uga shaqayso waa in ay hahysataa kaadhka aqoonsiga ee xirfadeeda oo Swedish ah. Qorshahan ayaa loogu talo galay in uu qiyaastii qaato saddex bilood ugu badnaan. Lakiin telefeeshinka Qaranka SVT ayaa ku waramaya in dad badan ay ku xanibmaan xafiisyada hey’adda qaabilsan maamulka dhexe ee bulshada ee Socialstyrelsen, oo ay hawshani ku qaadato waqti ka dheer intii loogu talo galay. Waxaana laga yaabaa in ay sugaan muddo hal sanno ah. Iyadoo isla markaana xarumo badan oo caafimaad loo xidho in aanay jirin kalkaaliyooyin caafimaad.

Isha:SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".