Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Ugaadhsiga yey-da oo la filayo in la ogolaado xagaagan

La daabacay fredag 31 oktober 2014 kl 10.05
1 av 3
Om det föds fler vargar i länet kan det i framtiden bli aktuellt med licensjakt. Foto:Valdemar Andersson/Sveriges Radio Örebro.
2 av 3
Vargen sköts i morse. Foto: Jakteledare Henrik Barnekow
3 av 3
Varg har inte överraskande varit spridd i vårt land tidigare, dessa ben är från folkvandringstid och hittade vid utgrävningarna i Eketorp. Foto: Pav Johnsson

Waxaa la filayaa in la ogolaado waqtigan xagaaga ah, ugaadhsiga yeyda, ka dib markii hey’adda qaabilsan daryeelka dabeecaddu go’aan ku gaadhay in ugaadhsiga yeydu aanu ka badan 270. Lakiin go’aanka ayaa loo arkay mid ka turjumaya siyaasadda dawladii hore, middaas oo dawladan cusubi aanay la qabin dawladii hore arrintan

Wasiiradda dabeecadda Åsa Romson oo ka tirsan xisbiga Miljöpartiet oo iyadu leh masuuliyadda ugu saraysa ee siyaasadda la xidhiidha ugaadhsiga yeyda ayaa leh waxaanu rabnaa in aan joojino ugaadhsiga yeyda. Halka wasiirka reer miyiga oo isagu ka tirsan xisbiga Socialdemokrats  Sven-Erik Bucht oo qaabilsan arrimaha la xidhiidha ugaadhsiga uu isagu soo dhaweynayo umuurtan la xidhiidha ugaadhsiga yeyda.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".