Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dad badan oo aqoon sare leh oo Sweden yimid

Publicerat måndag 3 november 2014 kl 11.26
Dad badan oo aqoon sare leh oo Sweden yimid. Photo: Bertil Enevåg Ericson / TT

Waxa kor u kacay dadka aqoonta sare leh ee Sweden imanaya. Qiyaastii saddex meeloodoow hal meel oo ka mid ah dadka waddanka ku cusubi waxa ay haystaan aqoon ka sarraysa dugsi sare.

Sida ay muujinayso warbixin uu soo saaray xafiiska shaqadu, waxa sii badanaya dadka aqoonta sare leh ee ka qaybqaadanaya mashruuca shaqo-abuurista ee loo yaqaan etableringsuppdraget. Warbixintan ayaa sheegaysa in 24% dadka cusubi ay haystaan waxbarasho saddex sanno ah oo ka saraysa dugsiga sare, taasi oo ka badan qiyaastii sannadkii hore oo ahayd 18%. Sidoo kale dadkan waddanka ku cusub ayaa 36% ka mid ahi haystaan waxbarasho dugsi dhexe.

Xigasho:  Arbetsförmedlingen

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".