Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iibsiga baabuurta yar yar iyo gaadiidka xamuulka ah oo kordhay

Publicerat måndag 3 november 2014 kl 12.19
Iibsiga baabuurta yar yar iyo gaadiidka xamuulka ah oo kordhay Foto: Jens Möller/Sveriges Radio

Sida  uu sheegay urur ay ku midoobeen shirkadaha ka ganacsada baabuurta oo la yidhaa Bil Sweden, bishii Oktoobar waxa la diiwaan galiyay 28 000 gaadhi oo kuwa yar yar ah.

Tani ayaa ka dhigan in 11,5 uu kor u kacay iibsiga baabuurtu marka la barbardhigo isla bishii Oktoobar sannadkii hore. Waxa sidoo kor u kacay iibsiga gawaadhida waa weyn ee xamuulka qaada. Waxaana bishii Oktoobar la diiwaangeliyay 4000  oo baabuurta waaweyn ah, taasina waxa ay ka dhigan tahay in iibsiga gaadiidka waaweyni uu kordhay 14,4%

Xigasho: TT, Ekot

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".