Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Zlatan Ibrahimovic och Lotta Schelin oo abaalmarino la siiyay

Publicerat tisdag 11 november 2014 kl 14.00
Златану девятый золотой мяч
Zlatan Ibrahimovic och Lotta Schelin oo abaalmarino la siin doono. Foto: TT Kollage: SR

Munaasibadda weyn ee kubbadda cagta ee Stockholm ee dhacday  maalintii  isniintii  ayaa abaalmarino la guddoonsiiyay  doonaa Zlatan Ibrahimovic och Lotta Schelin. Zlatan oo u ciyaara xulka kubbadda cagta qaranka Sweden ayay tani noqotay  billaddiisii dahabka ahayd ee sagaalaad, billaddan ah mid la guddoonsiiyo ciyaartoyga sannadka.

 Zlatan ayaa ah laacib u ciyaara kooxda kubbadda cagta Faransiiska ee loo yaqaan Paris SG.

Sidoo kale waxa iyana billad la guddoonsiiyay  Lotta Schelin oo u ciyaarta xulka kubbadda cagta dumarka Sweden iyo waliba kooxda Lyon ee waddanka Faransiiska. Inta dabbaaldeggan lagu jiray  waxa sidoo kale baroordiiq loo sameeyay  laba ciyaartoy oo caan ahaa oo dhawaan dhintay. Labadaa ciyaartoy oo kala ah; Klas Ingesson oo xulka kubbadda cagta Sweden u ciyaarayay koobkii adduunka ee 1994, isaga oo sidoo kale ahaa tababarihii kooxda Elfsborg. Waxa sidoo kale la xusi doonaa Pontus Segerström oo ahaa kabtankii kooxda Brommapojkarna. Labadan ciyaartoy ayaa sannadkan guddihiisii u dhintay cudurka kansarka.

Xigasho: TT

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".