Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo waayaysa saamaynta ay ku lahayd golaha wasiirada EU

Publicerat tisdag 11 november 2014 kl 16.00
EU flagga
Sweden oo waayaysa saamaynta ay ku lahayd golaha wasiirada EU Foto: TT

Sharciga cusub ee loo sameeyay golaha wasiirada midowga Yurub ayaa hoos u dhigaya codkii ay Sweden ku lahayd midowga. Sharcigii hore waxa uu simayay codadka ay leeyihiin waddamada xubnaha ka ah midowgu, halka sharcigan cusubi dhigayo waddanba waddanka uu ka dad badan yahay in uu ka cod bato.

Taasi ayaa keenaysa in Jarmalku cod fiican ku dhex yeesho golaha halka Sweden ay wax badan ku waayayso. Sharcigan cusub ayaa la sameeyay sannadkii 2009, kadib markii waddamo kale oo Poland ka mid tahay ku soo biireen midowga.

Xigasho: Europaportalen

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".