Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqada habeenkii oo sababi karta cudurka kansarka

La daabacay fredag 14 november 2014 kl 15.45
Sanna Göransson drabbades av bröstcancer för ca 1,5 år sedan. Foto: Sveriges Radio
1 av 3
Sanna Göransson drabbades av bröstcancer för ca 1,5 år sedan. Foto: Sveriges Radio
Elsa-Marie Lindgren är ordförande i bröstcancerföreningen Viola i Borås. Foto: Erika Larsson.
2 av 3
Elsa-Marie Lindgren är ordförande i bröstcancerföreningen Viola i Borås. Foto: Erika Larsson.
Wynona Ekesryd håller upp en jättestor rosa virkad filt. Foto: Privat
3 av 3
En av Wynona Ekesryds filtar. Foto: Privat

Baadhitaan cusub ayaa xoojinaya shaki hore u jiray oo ahaa in shaqada habeenkii ay kordhin karto khatarta in uu ku haleelo cudurka kanskarka ee ku dhaca naasaha. Dumarka shaqeeya habeenkii muddo ka badan 20 sanno ayaa halis cad ugu jira in u ku dhaco cudurka kansarka naasaha

Sida laga soo xiganayo warbixin uu sameeyay machadka caafimaadka ee Karolinska.

Shaqada habeenkii ayaa ah, sida lagu qeexay warbixinta 4 sacaadood inta u dhacaysa 12-ka habeenimo ilaa 4-ta habeenimo. Torbjörn Åkerstedt oo ah bare sare oo ka hawlgala machadka Karolinska ayaa talefeeshinka qaranka Sweden SVT u sheegay in arrinka ay sababayso hurdada aan joogtada ahayn ee waqtiyada kala duwan oo waxyeelaysa saami socodka shaqada jidhka, middaas oo sababaysay in jidhku soo saaro maadada ” melatonin” oo ah mid jidhka ku soo dedejinaysa cudurka kansarka. 

Isha:SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".