Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Lahjadaha Jowhar iyo Hargeysa oo la kalo saari la yahay

La daabacay torsdag 20 november 2014 kl 16.03
Hassan: Waxaan is iri yaa waalan!
(2:20 min)
Baaritaanka luuqaddaha
Warqad ka mid ah warqadaha baaritaanka luuqadda magangeliyo doonka ee ay shirkada Sprakab u sameyso Migrationsverket. Sawirka leh: Warsame Elmi/SR

Tan siidaayey iyo markii todobaadkii horey Uppdrag Granskning barnaamijka ka shifaada ah ee la xiriira tayada iyo awooda xirfadeed baarayaasha luuqadda ee ay Migrationsverket adeegsato, waxaa laanta af-soomaaliga ee Raadiyaha Sweden soo gaareyey cabshada soomaali badan oo mangeliyo doon ah, kuwaas oo ka sheeganayey cadaalad darro ay kalo kulmeen baaritaanka luuqadda.

Waxaa ka mid ah dadka telefoonka nagala soo xiriiray Hassan ruux magaciisa ku soo koobey oo noo sheegay in uu ka soo jeedo degmo la jiraahdo Jowhar oo ku taalo koonfurta soomaaliya balse Migrationsverket oo ka duulaya baaritaanka luuqadda diidmo ka siiyey dalabkiisa maganegeliyo doona, maada baaritaanka luuqadda muujiyey in uu ka soo jeedo Hargeysa.

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".