Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Caruur badan oo halis ugu jirta in aanay caawimo helin

La daabacay fredag 21 november 2014 kl 11.29
В Швеции не хватает штатов для работы с детьми и молодежью
Foto: TT

Caruurta ku sugan khatarta ayaa halis ugu jira in aanay helin caawimo, maddama oo xafiisyada arrimaha bulshada ay haysato shaqaaale gabaabsi. Sidaa waxaa shaaca ka qaaday barnaamijka Kaliber ee ka baxa idaacada P1

Barnaamijka Kaliber ayaa baadhitaan ku sameeyay 22 maamul degmo, baadhitaankaas oo daaha fayday in kala badh maamuladaas degmoooyinku ay 1-dii bishii Oktoobar ee sannadkan uu qof ku sime ahi u joogay xafiiska u qaabilsan caruurta iyo dhalinyarada.

 Maamulka degmada Hultsfred ayaa 9-kii umuroodba, saddex ayaan haysan qof masuul ah. Sida ay idaacada P4 Kalmar ay u sheegaysay Anna Edvarsson.

-Way adagtahay in la helo shaqaale leh aqoontii loo baahna, tan iyo wixii ka dambeeyay xagaagan oo ahayd markii hey’adda qaabilsan arrimaha bulshadu ay soo saartay go’aan ah waa in qofka masuul ka noqonaya arrimahan uu leeyahay aqoon sare la xidhiidha arrimaha bulshada ama mid u dhiganta.

 samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".