Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqaalaha sida ku meelgaadhka u shaqo gala oo kordhay

La daabacay fredag 21 november 2014 kl 16.00
Lärare, gymnasielärare Foto: Berit Roald/TT
Lärare, gymnasielärare Foto: Berit Roald/TT

Tirada dadka sida ku meelgaadhka u shaqeeya ayaa korodhay, oo maraysa meelihii ugu saraysay, kuna dhow halkii ay gaadhay sannadii 2007.

Sida laga soo xiganayo warbixin uu soo saaray ururka guud ee shaqaalaha LO, shaqooyinka dhaqanka, hoteelada iyo meherada cuntada ayaa ugu badan meelaha ay dadku sida ku meelgaadhka ah uga shaqo galaan.

Sidoo kale tirada macallimiinta sida kumeelgaadhka ah ku shaqaysa ayaa cirka isku shareertay, ururka guud ee macallimiinta iyo maamulada degmooyinka ayaa leh go’aankii ahaa in la helo macallimiin haysata aqoonsi ayaa ah midka adkeeyay in macallimiintu ay helaan shaqo rasmi ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".