Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin lagu xukumey dembiga karaha ee shaashadda internetka

La daabacay tisdag 25 november 2014 kl 15.40
En domarklubba ligger på en lagbok i Stockholms tingsrätt Foto: Jessica Gow / SCANPIX / Kod 10170
Dubbaha maxkamadda oo dul-saaran buugga xeerarka dalka u deg-san. Sawirle: Jessica Gow / SCANPIX / Kod 10170

Filim uu si qarsoodi ah soomaali uga qaaday nin 60 jir ah, isla-markaana la yaalay dhowr bilood shaashadda youtube, iyadoona lagu sifiiyey iney yihiin dad dembiileyaal ah, ayaa dacwaddiisa mar labaad la hor-geeyey maxkamadda racfaanka ee Göta hovrätt, halkaasina lagu ridey xukun lixdan ganaax lixdan maalmood oo maalintiiba tahay 50 koronka iswiidhishka.

Eedeeysanaha ayaa qirtay inuu filimka ka dambeeyay, hase yeeshee sheegay inuu qoraalka uga dan lahaa dhaleeceeyn uu u soo jeedinayay nidaamka is-dhex-galka ee aannu ula dan lahayn soomaalida qowmiyad ahaan, sida ay baahisay laanta P4 Jönköping.

Isha /TT

                                                                                                        kenadid.mohamed@gu.se

                                                                                                 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".