Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

"Dhambaal sidayaashu" ma hubiyaan kaadhadhka aqoonsiga

La daabacay onsdag 26 november 2014 kl 10.03
Hanna Andersson är tjejen i bilden som skrivit brevet.
1 av 2
Hanna Andersson är tjejen i bilden som skrivit brevet.
Postens brevlådor. Foto: Anna-Karin Lampou/Sveriges Radio
2 av 2
Postens brevlådor. Foto: Anna-Karin Lampou/Sveriges Radio

Dhambaal sidaayasha ayaan si wanaagsan u eegin kaadhadhka aqoonsiga, marka ay waraaqaha muhiimka ah wareejinayaan. Sidaa waxaa leh Ekot u sheegay Leif Trogen oo ka hawlgala ururka urur isu-taga baananka.

Leif ayaa u jeeda in haddii si wanaagsan loo hubin lahaa aqoonsiga qofka loo gudbinayo warqada, ay taase meesha ka saari lahayd in dadka khiyaamada ku shaqaysta ay macluumaadka iyo magaca qof kale ku dalban karaan ama ku gudoomi karaan alaabo.

Geesta kale, Anders Olsson oo ka hawlgala xarunta booliska ee la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa leh, waxaa macquul ah in la dhimo, boosaha lagu qaadan karo kaadhka aqoonsiga oo keli ah, sidaas awadeedna loo baahdo hubin kale oo dheeraad ah. 

Isha:Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".