Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Hawlgalka dadka ku dhashay waddankan dibadiisa oo kor u kacay

La daabacay onsdag 26 november 2014 kl 11.00
Från vä:  Adiam Tedros -ICLD, Deborah Kyazike / politiker Uganda, Rachel Mathew / politiker Indien, Gunnel Simu / kommunstyrelseordf (S) Haparanda, Jelena Dordevic / politiker Serbien,
1 av 2
Stor skillnad för utländska politiker på kurs Foto Lasse Ahnell P4 Gotland
25 utländska kvinnliga politiker utbildas i Visby
2 av 2
25 utländska kvinnliga politiker utbildas i Visby, Foto Lasse Ahnell P4 Gotland

Farqiga u dhaxeeya tirada shaqo galka, dadka ku dhashay waddankan dibadiisa ee aqoonta sare leh iyo dadka ku dhashay waddankan Sweden ee aqoonta sare ayaa yaraaday, sida laga soo xiganayo baadhitaan uu sameeyay xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen

Linda Pärlemo oo ah baadhe ayaa leh, xaalada dadka ku dhashay waddankan dibadiisa ee aqoonta sare leh way ka soo raynaysaa, tobbankii sanno ee ugu dambeeyay.

-Dad faro badan ayaa imika shaqo haysta, haddii aad barbar dhigto toban sanno ee u dambeeyay. Farqiga u dhaxeeya dadka waddanka dibadiisa ku dhashay iyo kuwa halkan ku dhashay wuu soo yaraanayaa, ayay leedahay Linda Pärlemo.

Tirada hawlgalka dadka aan ku dhalan Yurub ee aqoonta sare leh ayaa sannadii 2005 ilaa 2013 ayaa sare uga soo kacday 56,1 boqolkiiba, iyada oo gaadhay 70,6 boqolkiiba. Halka hawlgalka dadka ku dhashay Sweden uu maraayo 88,7 boqolkiiba, umuurtan ayaa u socota dhanka san, sida ay sheegayso Linda Pärlemo oo ah baadhe, ka hawlgala xafiiska shaqada. 

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".