Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gabadh magdhow u heshay lacag dhan 2000 lacagta yuuraha ah

La daabacay torsdag 27 november 2014 kl 14.02
Lagbok med domarklubba
Gabadh magdhow u heshay lacag dhan 2000 lacagta yuuraha ah. Foto: Jessica Gow/TT.

Maxkamadda midowga Yurub ee xuquuqda aadamaha ayaa waddanka Sweden ku ganaaxday in lacag magdhow ah oo gaadhaysa 2000 oo ah lacagta yuuraha ah la siiyo gabadh shirkad lahayd oo Sweden hore laba jeer xukun ugu ridday.

Gabadhan oo ahayd mulkiile shirkadeed  ayaa laba jeer xukun ku dhacay kadib markii lagu  dacweeyay in ay wax isdabamarin dhanka sharciga ganacsiga ah samaysay,iyada oo markii danbe la sii daayay kadib markii lagu waayay dacwaddii ahayd in  ay nidaamka cashuuraha danbi ka gashay. Dhanka kale sannadkii 2009 ayaa gabadhan lagu xukumay in ay bixiso cashuur iyo lacagaha macaashmacaashka loo yaqaano oo ku baaqday. Maxkamadda midowga Yurub ee xuquuqda aadamaha  ayaa soo jeedisay in mar labaad la eego dacwaddii gabadha inkasta oo danbigii lagu waayay.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".