Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Barashada Af-iswiidhishka ee waddanka dibadiisa oo taageero loo muujiyay

La daabacay fredag 28 november 2014 kl 17.31
Romska Larissa i fattiga Bukarestförorten Ferentari får extraundervisning tack vare en frivilligorganisation. Foto: Calin Cosmaciuc.
1 av 2
Romska Larissa i fattiga Bukarestförorten Ferentari får extraundervisning tack vare en frivilligorganisation. Foto: Calin Cosmaciuc.

Xukuumada ayaa hadda ka noqotay hindiseheedii ahaa in la dhimo taageerada miisaaniyada la siiyo machadka Sweden. Xukuumada ayaa hadda ogolaatay in taageerada la siiyo machadkan iyo sidoo kale in la sii wado barida luuqada iswiidhishka ee waddanka dibadiisa

Hindisihii miisaaniyadda dawlada ayaa meesha laga saaray taageeradii maaliyadeed ee lagu bixin jiray barida luuqada iswiidhishka, sidoo kalena la xidhay gurigii arday reer Iswiidhan ee ku yaalay magaalada Paris, middaas oo dawlada loogu soo jeediyay dhaleecayn ba’an.

Qiyaastii 15 kun oo arday oo aan ku nolayn waddamadan waqooyiga Yurub ayaa barta luuqada Iswiidhishka, kuwa ugu badan ayaa waxay ka yimaadeen waddamada, Jarmalka, Maraykanka iyo Ruushka.

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".