Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Qoysas Eritrean ah oo dacweeyey mokhalasiin

La daabacay måndag 1 december 2014 kl 16.00
bilden visar ett stort fartyg överlastat med människor
Det var det här stora lastfartyget som fick problem ute på havet med mer än 700 flyktingar ombord. Foto: Petros Giannakouris/TT

Qoysas Eritrean reer Sweden ah ayaa booliiska u gudbiyey dacwad ka dhan ah mokhalasiin dadk dhoofiya.

Qoyskan oo qaraabo la ahaa dadyow mokhalasiinta ay dooni ka soo saareen dalka Liibiya taas oo ku soo wajahneyd dalka Talyaaniga balse aan illaa iyo hadda wax war ah laga heynin halka ay doontas jaan iyo cirib dhigtey, in ay degtey iyo in kale midna.

Shaqsiga dacwadda laga gudbiyey ayaa ah ruux ku nool Jarmalka oo xiriirinayey maqalasiinta iyo dadka qaraabadood ka maqan tahay, Waan shaqsigan ruuxa ay qoysask Eritreanka ah dacwadda ka gudbiyeen.

Dacwadda waxaa gacanta ku haya booliska qaabilsan xadka dalka, taas oo booliskana ku billabeyn baaritaan, inkastoo booliska ka gaabsadey faafaahin intaas dhaafsiisan.

(Ekot)

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".