Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Sarah Sjöström oo dhigtay rikoodh cusub

La daabacay måndag 8 december 2014 kl 12.04
Sarah Sjöström efter guldet i 100 fjäril
1 av 2
Sarah Sjöström efter guldet i 100 fjäril. Foto: TT Nyhetsbyrån
Sarah Sjöström satte världsrekord på 100 meter fjäril under kortbane-VM i Doha. Foto: Jessica Gow/TT
2 av 2
Sarah Sjöström satte världsrekord på 100 meter fjäril under kortbane-VM i Doha. Foto: Jessica Gow/TT

Xidigada dabaashada reer Iswiidhen Sarah Sjöström ayaa guulo ka soo hoysay tartanka aduunka ee dabaasha ee masaafada gaaban oo lagu qabtay magaalada Doha, xarunta waddanka Qadar

Maalintii tartanka ugu dambaysay oo shalay (Jimce) ahayd ayaa Sarah Sjöström ay ku guulaysatay laba biladood oo dahab ah, sidoo kalena ay dhigtay laba rikoodh oo cusub. Rikoodhadan cusub ee ay dhigtay ayaa ahaa dabaasha 100 mitir iyo 200 mitir ee dabaasha xorta ah.

Isugeyn, Sarah Sjöström ayaa ku guulaysatay saddex biladood oo dahab ah iyo bilad silfar ah, intii uu socday tartanka dabaasha aduunka ee masaafada gaaban. Sarah ayaa 12-jir ah, xagaagii ina dhaafayna waxay ku guulaystay saddex biladood oo dahab ah iyo 4 biladood oo silfar ah, mar ay ka qab gashay tartanka dabaasha waddamada qaarada Yurub.

Xigasho:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".