Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada madaxda Sweden oo yaraanaysa

La daabacay måndag 8 december 2014 kl 15.10
Ljus på kulturs festivalkontor. Foto: Erika Norberg/Sveriges Radio
Festivalkontoret är inhyst i en lokal som står tom och Kalmarborna får komma med idéer på vad den ska användas till under Ljus på kultur. Foto: Erika Norberg/Sveriges Radio

Tirada madaxda ayaa hoos u dhacaysa, xafiiska kasta oo laga hawlgalo waxaa shaqada ka hawlgabaya 48 qof oo madax ah tobanka sanno ee soo socda, sida laga soo xiganayo ururka ay ku midoobeen madaxdu ee Ledarna

Middan ayaa cadaynaysa in aan dhaayo loo lahayn awooda hogaamin iyo xirfadeed ee in da’ yartu ku shaqayso shaqooyinka hogaamineed. Ururka ay ku bahoobeen madaxdu ee Ledarna ayaa filaya in 126 oo hogaamiye ay shaqada ka fadhiisanaya 10 sanno ee soo socda.

Annika Elias oo ka hawlgasha ururkan Ledarna, ayaa soo jeedinay in shirkaduhu gudahooda arrinkan ay wada hadlaan, waxna laga bedelo talaabadan iyo in si aan ceebi ku jirin loo eego sida uu noqon karo hogaamiye fiican, iyada oo u jeeda in da’ yarta la siiyo jaanis. 

Xigasho:SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".