Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Ninkii ugu da’da weynaa Iswiidhan oo dhintay

La daabacay onsdag 10 december 2014 kl 11.00
Vårdpersonal behandlar en patient på en vårdavdelning. Foto: Bertil Ericson/TT
Ninkii ugu da’da weynaa Iswiidhan oo dhintanFoto: Bertil Ericson/TT

Eric Andersson oo ahaa 109 jir, kana soo jeeday deegaanka Varberg, ahaana ninkii ugu da’da weynaa Iswiidhan ayaa ku dhintay gurigiisa oo ku yaalla meelaha dadka waa weyn lagu daryeelo ee Varberg

Sida uu sheegay Stellan oo ah wiilka uu dhalay  Eric Andersson, ayaa jarriiradda GT u  sheegay in laba saacadood ka hor intii aanu dhiman aabbihii uu cunay cashadii, uuna u ekaa qof aad u firfircoon. Sida laga soo xigtay jarriiradda Halland, Eric Andersson waxa uu ahaa farsamo-yaqaan dhanka laydhka ah, isaga oo xirfaddaasi ku shaqaynayay tan iyo intii da’diisu gaadhaysay 80 sanno.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".