Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Qiimaha guryaha fiillooyinka ah oo kor u kacay

La daabacay torsdag 11 december 2014 kl 14.00
Villa
Qiimaha guryaha fiilooyinka ah oo kor u kacay. Foto: Ragnhild Haarstad/Fredrik Persson/TT

Bilihii sebtambar iyo noofambar waxa kor u kacay qiimala lagu iibsado guryaha fiilooyinka ah. Qiimahaasi oo ka sarreeya  qiimihii guryaha fiilooyinka ah la siisanayay saddexdii bilood ee ka sii horreeyay.

Sida ay sheegtay xarunta tirakoobku, qiimahan hadda ayaa 7% ka qaalisan qiimihii sannadkii hore la kala siisanayay guryaha fiilooyinka ah.  Gobolka Värmland ayuu qiimaha guryuhu sannad gudihii  kor u kacay 12%. Celcelis halkii fiilo waxa uu qiimaheedu dhan yahay 2,27 milyan oo karoon.

SR

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".