Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Xus loo samaynayo rabshaddii ka dhacay Kärrtorp

La daabacay måndag 15 december 2014 kl 15.00
Kärrtorpsbråket filmades med många kameramobiler. Foto Hampus Andersson/TT
Xus loo samaynayo rabshaddii ka dhacay Kärrtorp. Foto Hampus Andersson/TT

 Maanta waxa hal sanno laga joogaa markii koox naasiiste ah iyo koox u halgan ugu jirtay sidii loo baabiin lahaa cunsuriyadda. Waxa ay ahayd faras-magaalada xaafadda Kärrtorp markii dadku isugu soo  baxeen  si ay u muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan cunsuriyadda.

Isla markiiba waxa meeshii yimid koox nasiiste ah oo ka socota ururka Svenska Motståndsrörelsen. Kuwaasi oo rabshad iyo dagaal goobtii ka bilaabay.  Waxaanay taasi keentay in ay goobtii yimaaddaan booliis badani, iyada oo la xidhay qaar ka mid ah dadkii rabshadda waday.

Maanta ururka la yidhaa Linje 17 ayaa samaynaya xus lagu xusuusanayo dhacdadii sannadkii hore.

Xigasho: P3 Nyheter

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".