Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Baadhitaan lagu samaynayo diiwaan gelintii uu boolisku sameeyay

La daabacay tisdag 16 december 2014 kl 11.19
Kvinnoregistret. Så säger lagen. Foto: Alexander Gagliano / Sveriges Radio
Baadhitaan lagu samaynayo diiwaan gelintii uu boolisku sameeyay / Sveriges Radio

Waxa bilaabmay baadhitaan lagu ogaanayo waxa uu sharcigu ka qabo diiwaangelinta uu booliisku diiwaangaliyay in ka badan 2000 oo ah haween jidhdil loo geystay.

Jonas Agnvall oo ah sharciyaqaanka baadhitaankan wada ayaa sheegay in booliiska uu sharcigu u fasaxayo in uu shaqadiisa qabsado, laakiinse ay hubinayaan uun in ay sharci tahay iyo ay sharciga baal marsan tahay diiwaangelintan uu booliisku sameeyay. 

Xigasho: TT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".