Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Afhayeenka siyaasadda sharciga ee xisbiga SD oo ka daba hadlay Björn

La daabacay tisdag 16 december 2014 kl 13.00
Björn Söder (SD), talman ando riksdagen. Foto: Henrik Montgomery/TT.
Richard Jomshof . Foto: Henrik Montgomery/TT.

Afhayeenka siyaasadda sharciga ee xisbiga Sverigedemokraterna Richard Jomshof ayaa sheegay in hadalkii xoghayaha xisbiga ee Björn Söder aanu ahayn mid cad.

Waxaanu sheegay in aanay qofku uu Iswiidhish noqon koro isaga oo hadana dhalasho kale haysta

- Qofku waa uu noqon karaa saami iyo Iswiidhish. Waanu haysan karaa laba dhalasho.

Kaasi waxa uu ahaa Richard Jomshof oo ah afhayeenka siyaasadda sharciga ee xisbiga SD.

Richard ayaa dhanka kale sheegay in aanay wali caddayn xilliga uu shaqada ku soo noqon doono hoggaamaha xisbiga SD, Jimmie Åkesson. Waxaanu intaa ku daray in laga yaabo in doorashadaa soo socotaa dib u sii dhigto soo noqoshadiisii.

 Xigasho: TT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".