Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Taageerada Socialdemokraterna oo kor u kacday

La daabacay torsdag 18 december 2014 kl 16.00
Stefan Löfven phenel ke Socialdemokraterna djan korkori ando alosaripe. Foto:TT
Taageerada Socialdemokraterna oo kor u kacday. Foto:TT

Tirakoob ay samaysay jarriiradda Dagens Nyheter ayaa muujinaysa in taageerada loo hayo xisbiga Socialdemokraterna ay kor u kacday 3,5%, taasi oo 32% ka dhigaysa taageerada uu xisbigu haysto

Dhanka kale taageerada xisbiga Sverigedemokraterna ayaan waxba iska beddelin, waxaanay maraysaa 12,5%. Guud ahaan xisbiga Socialdemokraterna iyo xulafadiisu waxa ay haystaan 44,1%, halka isbahaysiga garabka midig ka haystaan 40,8%.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".