Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Laanta socdaalka oo shaqaale badan qaadatay

La daabacay torsdag 18 december 2014 kl 17.00
Миграционное ведомство Швеции набирает людей
Laanta socdaalka oo shaqaale badan qaadatayFoto: TT

Qaxoontiga tirada badan ee waddanka Iswiidhan imanaya ayaa culays weyn ku keenay shaqaalaha laanta socdaalka Iswiidhan.

Taasina waxa ay keentay in ay laanta socdaalku shaqaalaysiiso in ku dhaw kun qof. Bishii ogos ayay shaqadu aad u badnay, waxaanay taasi keentay in laanta socdaalka ee magaalada Malmö ay maarayso 2500 kiis. Qaxoontiga sannadkan Iswiidhan yimid ayaa qiyaastii dhan 80 000 qof, halka sannadka danbena la rajaynayo in ay Iswiidhan yimaaddaan 95 000 qof oo magangalyodoon ahi.

Xigasho: DN

Mmusa.hassan@sr.e

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".