Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Doorashada oo lagu dhawaaqi doono gabagabada sannadka

La daabacay fredag 19 december 2014 kl 15.35
Många nya förstagångsväljare inför extra valet 22 mars. Foto: Jessica Gow
Kaararka doorashooyinka. Sawirle: Jessica Gow

Dawladda dalka ayaa ku dhawaaqi doonta salaasada 30-ka bishan diseembar in doorasho ay dalka ka qabsoomi doonto. Waana fal lagu gaari doono go'aan dawladeed.

Doorashadan oo aan ahayn mid caadi ah (doorasho hor leh) waxaa la qaban doonaa maalinta axadda ee 22-ka bisjha maarso.

 Hor u codeeynta doorashada ayaa bilaaban doonta 10 maalmood hortood inta aan doorashada la qaban. QUgu dambeeyn 18 maalmood ka hor waa inta aaney doorashadu qabsoomin waa in cid waliba heshaa kaarka codeeynta. Codeeynta dalka dibaddiisa ayaa bilaaban doonta 20 maalmood ka hor inta aan la gaarin maalinta doorashada. Iyadoona laga codeeyn doono dadkaasina oo ka codeeyn doona xarrummaha safaaradaha iyo qunsuliyadaha uu dalkani dibadda ku leeyahay.

Isha/TT

                                                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".