Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo ku guulaysatay kaalinta saddexaad

La daabacay måndag 22 december 2014 kl 11.30
2014, Jubel i Sverige efter säkrat EM-brons. Foto: TT Nyhetsbyrån
Jubel i Sverige efter säkrat EM-brons. Foto: TT Nyhetsbyrån

Xulka Qaranka Sweden ee kubbada gacanta ayaa ku guulaystay kaalinta saddexaad ee tartanka Yurub, iyaga afka ciida u daray xulka qaranka Montenegro. Sweden ayaa ku raysay ciyaartan 25 gool, halka ay Montenegro ay la timid 23.

Ciyaarta xalay oo ahayd mid aad u adag ayaa Sweden waxaa la baxsday gool-haye Johanna Bundsen, halka goolasha ugu badan ay Sweden u dhalisay Isabella Gulldén. Bilada ay Sweden xalay ku guulaysatay ayaa ah middii labaad ee taariikhda tartankan. Sannadii 2010 ayaa Sweden ku guulaystay kaalinta labaad, imikana kaalinta saddexaad.

 Isha: Radiosporten

samir.dualeh@sr.se 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".