Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Doorashada 2015 oo dhirbaaxo dhaqaale ku noqon doonta maamulada degmooyinka

La daabacay måndag 22 december 2014 kl 13.28
Många nya förstagångsväljare inför extra valet 22 mars. Foto: Jessica Gow
Många nya förstagångsväljare inför extra valet 22 mars. Foto: Jessica Gow

Maalinta isniinta ee wiiga soo socda ataa la filayaa in dawladu si rasmi ah ugu dhawaaqdo in Sweden looga dareerayo doorasho dheeraad ah, 22 bisha maarso ee sannadka 2015. Middan oo la filaayo in ay sababto kharashaad badan.

Kharashaadkan ay sababi doonto doorashadani ayaan ku koobnayn dawlada iyo hey’adda doorashooyinka qudha, balse waxay kaloo dhirbaaxo dhaqaale ku dhufan doonta maamulada degmooyinka ee waddanka oo dhan. Kuwaasi oo diyaarin doona goobaha codbixinta iyo suurtagalnimada in codadka la sii dhiibto doorashada ka hor.

Magaalada Umeå ayaa la filayaa in doorashadan dheeraadka ahi ugu kacdo 4 milyan oo koroon. Sidoo kale Skellefteå ayay ugu kicin doonta 1 milyan.

Isha: P4 Västerbotten

samir.dualeh@sr.se 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".