Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Stefan Löfven "dulqaadkii wuu dhamaaday”

La daabacay måndag 22 december 2014 kl 14.30
Stefan Löfven meddelar att han kommer utlysa extraval. Foto: TT
Stefan Löfven meddelar att han kommer utlysa extraval. Foto: TT

Raysal wasaare Stefan Löfven ayaa aaminsan in uu sameeyay wax kasta oo uu kaga taxadiri karo khalkhal siyaasadeed. Hadda waxaa dhamaaday dulqaadkii uu u hayay mucaraadkiisa, sida uu ku sheegay waraysi uu siiyay wakaalada wararka ee TT.

Löfven ayaa ku andacoonaya in markii loo doortay hogaamiyaha xisbiga S, sannadii 2012 ay ku gacan saydheen saddex ka mid ah afarta xisbi ee xulafada garabka midig. Markaas oo uu waraaq u diray hogaamiyayaasha xisbiyada, rabayna in uu la kulmo oo la hadlo. Middaas oo uu aqblay raysal wasaarihii hore Fredrik Reinfeldt oo keli ahi.

Isha: Ekot, TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".