Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dadka oo danaynaya iibsiga hilibka laga soo saaro waddanka gudihiisa

La daabacay måndag 22 december 2014 kl 16.30
Bacon. Foto: Leif R Jansson/TT
Bacon. Foto: Leif R Jansson/TT

Sweden ayaa lagu cunaa 7 kun oo tan oo hilibka bawdada khansiirka sannadka kasta ciida masixiiga, sannadka ayaa dadku eegi doonaan waddanka laga keenay hilibka ay iibsanayaan.

Xiisaha loo qabo hilibka  Sweden ayaa cirka isku shareertay, maddama oo xiligii gu’ga ee hore ay afar qof oo reer Denmark ahi ay ku dhinteen hilibka doofaarka ee Denmark, middkaas oo laga helay bakteeriyada iska caabinta badan ee MRSA.

Geesta kale, noocyada hilibyada kale, sida hilibka shiidan iyo hilibka ridqan ee kuus kuusan ayaan dadku sidaas u sii daynayn waddanka laga keenay.

Isha: P3 Nyheter

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".