Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Fikirrada soomaalida reer Sweden ka qabaan Sweden

La daabacay måndag 22 december 2014 kl 20.47
Wax badan ayaan ka ogaaday
(6:12 min)
Kungsfiskaren sitter utanför fönstret vid Naturum Vattenrike
Kungsfiskaren sitter precis utanför Naturum. Foto: Naturum Vattenriket

Maxay ka mideey-san yihiin nidaamka soo dhoweeynta soo-galootiga ee dalkan Sweden iyo dhaqankii hore ee Soomaalidu?

Wax badan ayaa la sifeeyay soomaalida reer Sweden, hase yeeshee aan laga hadlin sawirka ey soomaalidu iswiidhishku ka qabaan bulshada iyo nolosha Sweden. Waa barnaamij khaas ah oo aan kaga hadli doonno barnaamijka idaacadda ka bixi doona 25-ka bisha diseembar saacaddu markay tahay 13:00 - duhurnimo.

                                                                                                     keadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".